Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cuslow

(-laaday, -laatay)
Falmg3

Macnaha

1. Wax culus noqosho. 2. Wax dhib leh noqosho.

Erayo la-mid ah

cuslaanld culays, cuslaansho.cuslaansho/dh eeg cuslow. ld cuslaan.cuslaysoHawl, arrin iwm wax culus oo dhib leh ka dhigasho.cuslee1. Wax miisan ku kordhin. 2. Arrin xalkeeda adkayn.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms