Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cuslee

(-leeyay, -laysay)
Falg2

Macnaha

1. Wax miisan ku kordhin. 2. Arrin xalkeeda adkayn.

Erayo la-mid ah

cuslaanld culays, cuslaansho.cuslaansho/dh eeg cuslow. ld cuslaan.cuslaysoHawl, arrin iwm wax culus oo dhib leh ka dhigasho.cuslow1. Wax culus noqosho. 2. Wax dhib leh noqosho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms