Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cuskug

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Fadhi gacmaha la laabto oo aan waxba la qaban. 2. ld cuskugid.

Erayo la-mid ah

cuskanWax, wax kale ku tiirsan ahaansho.cuskanaanld cuskanaansho.cuskanaansho/dh ld cuskanaan.cuskashold cuskad.cuskiWax, wax kale ku tiirin.cusko1. Ul, derbi, geed iwm tabaryari awgeed miciinsasho. 2. Fikr…cuskugidld cuskug¹ (2).
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms