Qaamuuska Asalka
cuski
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax, wax kale ku tiirin.
Erayo la-mid ah
cuskanWax, wax kale ku tiirsan ahaansho.cuskanaanld cuskanaansho.cuskanaansho/dh ld cuskanaan.cuskashold cuskad.cusko1. Ul, derbi, geed iwm tabaryari awgeed miciinsasho. 2. Fikrā¦cuskug1. Fadhi gacmaha la laabto oo aan waxba la qaban. 2. ld cuskā¦cuskugMeel, hawl la'aan fadhiyid.cuskugidld cuskug¹ (2).

