Erayo la-mid ah
curraaf1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. l…curraafNeef ido ah dheddig oo laf yar.curraafCid sixrid.curraafeeXiddiga ka faalin. ld curraafi, currafee, currafi.curraafeyncurraafee. ld currafeyn, curraafin, curraafis, currafin, cur…curraafiye/dh (-yayaal, m.dh) ld curraaf¹.curreBisad ama mukulaal lab. ld curri.

