Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

curraaf

(-fyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xiddigaha ka faalliga; xiddigiye. 2. Qof faalka yaqaan. ld curraf, curraafiye.

Erayo la-mid ah

curraafeeXiddiga ka faalin. ld curraafi, currafee, currafi.curraafeyncurraafee. ld currafeyn, curraafin, curraafis, currafin, cur…curraafiye/dh (-yayaal, m.dh) ld curraaf¹.curreBisad ama mukulaal lab. ld curri.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms