Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

curis

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. (-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay. 2. (-syo, m.dh) Curiye kiimikaad. 3. ld curin.

Erayo la-mid ah

curiWax aan hore u jirin samayn, sida maanso, muusika iyo qoraal…curinld curis (3).curiye(riw.) Qofka wax curiya.curiye(kiim.) Walaxda aan loo sii kala bixin karin walxo ka sii fu…curiye(nax.) Erey guud oo tilmaama xubin ka mid ah xubnaha uu shay…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms