Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

curi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax aan hore u jirin samayn, sida maanso, muusika iyo qoraal allifid.

Erayo la-mid ah

curinld curis (3).curis1. (-syo, m.dh) Maanso ama sheeko la allifay. 2. (-syo, m.dh…curiye(riw.) Qofka wax curiya.curiye(kiim.) Walaxda aan loo sii kala bixin karin walxo ka sii fu…curiye(nax.) Erey guud oo tilmaama xubin ka mid ah xubnaha uu shay…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms