Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cukan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Xoolo biyo ka dhergay ahaansho. ld cokan.

Erayo la-mid ah

cukadHarag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. l…cukadaynld cokadayn.cukadeeHarag ari cukad ka dhigid. ld cokadee.cukanaanld cokanaan, cokanaansho, cukanaansho.cukanaansho/dh ld cukanaan.cukaneGeed yar oo adaahida u eg oo leh buruq dibadyaal ah iyo laam…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms