Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cukad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Harag ari oo qaab sibraar loo habeeyey, oo laga ganacsado. ld cokad.

Erayo la-mid ah

cukadaynld cokadayn.cukadeeHarag ari cukad ka dhigid. ld cokadee.cukanXoolo biyo ka dhergay ahaansho. ld cokan.cukanaanld cokanaan, cokanaansho, cukanaansho.cukanaansho/dh ld cukanaan.cukaneGeed yar oo adaahida u eg oo leh buruq dibadyaal ah iyo laam…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms