Qaamuuska Asalka
cod
(-dad, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhawaaq afka ka soo baxa marka la hadlayo, ama la heesayo, ama la qaylinayo iwm. 2. Diidmo ama oggolaansho laga dhiibto doorasho.
Erayo la-mid ah
codbaahiyeQalab elegtaroonig ah oo codka dheereeya.codbixiWax la dooranaayo cod ka dhiibasho.codbixinld codbixis.codbixisDhiibashada cod laga dhiibto wax la dooranayo. ld codbixin.codcodSubag sixin ah oo fariistay.codee1. U c.: cid la dooranayo cod siin. 2. Ku c.: eray kor u akh…codeynLaan ka mid ah cilmiga afka oo la xiriira dhawaaqyada ereyad…codkacCod dheer oo ku dul dhaca hal shaqal oo ka mid ah ereyga; co…

