Qaamuuska Asalka

codee

(-deeyay, -daysay)
Falmg2

1. U c.: cid la dooranayo cod siin. 2. Ku c.: eray kor u akhriyid si loo maqlo. 3. Wax heesid; wax halaburid.