Qaamuuska Asalka
ciriirsamid-bilooro
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Muruq bararka caloosha oo ciriiriya godka cunnadu marto marka ay gudbeyso xiidmaha. Cudurku wuxuu keenaa raagid cunno gudbid taas oo u sabab ah matag soo noqnoqda, mararka qaarkood cunno la cunay 24 saac ka hor; waxa kale oo la arkaa uur fuuriyo nuux-nuuxsi calooleed.
Erayo la-mid ah
cirib1. Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa ra…ciribbeelNafley ama wax kale jiritaankooda baabi'id.ciribdambeedWaxa nasiib u noqda ee qof noloshiisa ku dambeyso.ciribdarroCawaaqib xun ee uu wax ku dhammaado.ciribgo'Wax jiritaankooda baabi'id.ciribgo'id'.ciribgooWax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in.ciribla'/dh (-'yo, m.dh) Dhurwaagu marka uu aad u duqoobo.

