Qaamuuska Asalka
ciribtir
MagacLafdheeri
Macnaha
Baabi'inta jiritaanka nafley ama wax kale. ld ciribtirid.
Erayo la-mid ah
cirib1. Cagta dadka meesha ugu damabeysa oo adag ee u dhexaysa ra…ciribbeelNafley ama wax kale jiritaankooda baabi'id.ciribdambeedWaxa nasiib u noqda ee qof noloshiisa ku dambeyso.ciribdarroCawaaqib xun ee uu wax ku dhammaado.ciribgo'Wax jiritaankooda baabi'id.ciribgo'id'.ciribgooWax jiritaankooda ama isticmaalkooda baabi'in.ciribla'/dh (-'yo, m.dh) Dhurwaagu marka uu aad u duqoobo.

