Qaamuuska Asalka
cirbaxeennimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Cirbaxeen ahaansho. ld cirbixiyeennimo.
Erayo la-mid ah
cirbad-duridDawo ku mudid jirka ayadoo la isticmaalayo irbad iyo siriing…cirbadeysnaansho/dh ld irbadeysnaan.cirbadhiibsashold cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhicirbadhiibsiKu istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanay…cirbadhiibsoIyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid…cirbar/dh Cirka bartankiisa. ld cirbare.cirbataagKu istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanay…cirbataagIyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid…

