Qaamuuska Asalka
cirbataag
MagacLafdheeri
Macnaha
Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbataagid.
Erayo la-mid ah
cirbad-duridDawo ku mudid jirka ayadoo la isticmaalayo irbad iyo siriing…cirbadeysnaansho/dh ld irbadeysnaan.cirbadhiibsashold cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhicirbadhiibsiKu istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanay…cirbadhiibsoIyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid…cirbar/dh Cirka bartankiisa. ld cirbare.cirbataagidld cirbataag¹.cirbataagsashold cirbataagsad, cirbataagsi.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
