Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cir

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Samada sare, buluug ah oo ay xiddiguhu ka muuqdaan. 2. Roob.

Erayo la-mid ah

ciraabHadal xigmad badan oo qoto dheer.cirbad-duridDawo ku mudid jirka ayadoo la isticmaalayo irbad iyo siriing…cirbadeysnaansho/dh ld irbadeysnaan.cirbadhiibsashold cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhicirbadhiibsiKu istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanay…cirbadhiibsoIyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid…cirbar/dh Cirka bartankiisa. ld cirbare.cirbataagKu istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanay…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms