Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ciniinnimo

(daaw.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Awood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, cinniinnimo.

Erayo la-mid ah

ciniinNin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u la…ciniinNin aan dumarka u galmoon karin noqosho. ld caniin², cinniin…ciniiniNin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini.ciniinidld caniinid, cinniinid.ciniininld caniinin, ciniinnin.ciniq1. In yar oo dheeraad ah oo la siiyo qof wax gatay. 2. Hambo…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms