Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ciniin

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin aan dumarka u galmoon karin, u tegiddooda aan karti u lahayn. ld caniin¹, cinniin¹.

Erayo la-mid ah

ciniiniNin ciniin ka dhigid. ld caniini, canniini.ciniinidld caniinid, cinniinid.ciniininld caniinin, ciniinnin.ciniinnimoAwood la'an ninku u sameyn kari waayo galmo. ld caniinnimo, …ciniq1. In yar oo dheeraad ah oo la siiyo qof wax gatay. 2. Hambo…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms