Qaamuuska Asalka
cimri-badheed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Qiimaha kala badhka waqti. Waa amminta (ama xilliga) curiye kaahfale ahi ku kala badhmo marka uu mataataxo. Cimri badheedyada iskugodyadu way kala geddisanyihiin - qaarkood aad iyo aad bay uga yaryihiin ilbidhiqsiga; qaarna waxay gaadhaan dhawr milyan oo sano.
Erayo la-mid ah
cimriInta sano ee wax jiraan. ld cumri.cimri-badh-kaahfaleed(kiim.) Amminta ay ku qaadato in badhka bu'da kaahfal ku mat…cimridheerWax da'weyn gaarey ahaansho.cimridheeraanld cimridheeraansho, cimridheeri, cimridherer.cimridheeraansho/dh ld cimridheeraan.cimridheeriDa' aad u weyn oo wax gaaraan. ld cimridheeraan.

