Qaamuuska Asalka
cimri-badh-kaahfaleed
(-yo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Amminta ay ku qaadato in badhka bu'da kaahfal ku mataataxdo (N = 1/2 No); mataatax.
Erayo la-mid ah
cimriInta sano ee wax jiraan. ld cumri.cimri-badheed(kiim.) Qiimaha kala badhka waqti. Waa amminta (ama xilliga)…cimridheerWax da'weyn gaarey ahaansho.cimridheeraanld cimridheeraansho, cimridheeri, cimridherer.cimridheeraansho/dh ld cimridheeraan.cimridheeriDa' aad u weyn oo wax gaaraan. ld cimridheeraan.

