Qaamuuska Asalka
ciishaysii
(-iiyay, -iisay)Falmg2
Macnaha
Ka c.: cid ciil badid.
Erayo la-mid ah
ciisNooc ka mid ah warmaha waaweyn.Ciise-kaddib(C.d.) Waxay sheegaysaa inta sano ama qarni ee laga joogo dh…Ciise-kahor(C.k.) Waxay u taagantahay Ciise hortii, taasoo sheegaysa sa…ciishaysanWax ciishooday ahaansho.ciishaysnaanld ciishaysnaansho.ciishaysnaansho/dh ld ciishaysnaan.ciishooCiil dareemid.

