Qaamuuska Asalka
Ciise-kahor
(taar.)MagacFal-ku-xidhka
Macnaha
(C.k.) Waxay u taagantahay Ciise hortii, taasoo sheegaysa sanad gaar ah, ama qarni, ka hore dhalashadii Ciise.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
