Qaamuuska Asalka
cayaaryaxaas
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Ciyaar dab la shido oo ay dheelaan baxaarradu marka ay doonayaan in yaxaasku soo baxo. ld ciyaaryaxaas.
Erayo la-mid ah
cayaar1. Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtig…cayaar1. Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin. 2. Fal, j…cayaariGarangar yar oo inta xarig laga dhexdudisiyo, waxyaalaha cul…cayaariWax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari².cayaaridld ciyaarid.cayaarinld ciyaarin.cayaarsii1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld…cayaarsiinld cayaarsiis, ciyaarsiin, ciyaarsiis.

