Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cayaarsii

(-iiyay, -iisay)
Falg2

Macnaha

1. Wax ciyaar ku madaddaalin. 2. Qof tababbarid (askaro). ld ciyaarsii.

Erayo la-mid ah

cayaar1. Madaddaalo tab iyo xeel loo dheelo leh oo ay dadku waqtig…cayaar1. Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin. 2. Fal, j…cayaariGarangar yar oo inta xarig laga dhexdudisiyo, waxyaalaha cul…cayaariWax ciyaar ku madaddaalin. ld ciyaari².cayaaridld ciyaarid.cayaarinld ciyaarin.cayaarsiinld cayaarsiis, ciyaarsiin, ciyaarsiis.cayaartoyNin nooc cayaaraha ka mid ah loo tababbaray oo yaqaan sida l…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms