Qaamuuska Asalka
cawritir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax la siiyo qof ishiisa laga baqaayo. 2. ld cawritirid. ld cawratir¹ (1), cawratiryo, cawritiryo.
Erayo la-mid ah
cawralegedWax yar oo la siiyo ruux ishiisa laga baqayo.cawralegedQof ishiisa laga baqayo wax yar siin.cawratir1. ld cawritir¹. 2. Dhar yar oo cawrada deda.cawratir1. ld cawritir². 2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.cawratiridld cawritirid.cawraysan1. Wax masiibo ku dhacay ama la ileystay ahaansho. 2. Wax ce…cawraysnaanld cawraysnaansho.cawraysnaansho/dh ld cawraysnaan.

