Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cawraysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax masiibo ku dhacay ama la ileystay ahaansho. 2. Wax ceebaysan ahaansho.

Erayo la-mid ah

cawralegedWax yar oo la siiyo ruux ishiisa laga baqayo.cawralegedQof ishiisa laga baqayo wax yar siin.cawratir1. ld cawritir¹. 2. Dhar yar oo cawrada deda.cawratir1. ld cawritir². 2. Dhar cawrada lagu dedo cid siin.cawratiridld cawritirid.cawraysnaanld cawraysnaansho.cawraysnaansho/dh ld cawraysnaan.cawree1. Cid ileyn. 2. Cid ceebeyn.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms