Qaamuuska Asalka
cawaandi
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof isla weyni iyo kibir badan.
Erayo la-mid ah
cawaag1. Miraha geedka mayrada. 2. Summad gaar ah oo geela lagu dh…cawaan1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil i…cawaannimoCawaan ahaan.cawaansashold cawaansad, cawaansi.cawaansoCid kaalmo iyo taageero ka doonid.cawaaqibWaxa nasiib u noqda qofka ee nolooshiisa ku dambeyso.cawaaqibxumaanld cawaaqibxumaansho, cawaaqibxumi, cawaaqibxumo.cawaaqibxumaansho/dh ld cawaaqibxumaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
