Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cawaan

(cawaan, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dad jaahil ah oo aan diin lahayn. 2. Qof, qof kale hiil iyo hooba la garab taagan.

Erayo la-mid ah

cawaag1. Miraha geedka mayrada. 2. Summad gaar ah oo geela lagu dh…cawaandiQof isla weyni iyo kibir badan.cawaannimoCawaan ahaan.cawaansashold cawaansad, cawaansi.cawaansoCid kaalmo iyo taageero ka doonid.cawaaqibWaxa nasiib u noqda qofka ee nolooshiisa ku dambeyso.cawaaqibxumaanld cawaaqibxumaansho, cawaaqibxumi, cawaaqibxumo.cawaaqibxumaansho/dh ld cawaaqibxumaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms