Qaamuuska Asalka
casardheer
MagacLafdheeri
Macnaha
Casarka qaybtiisa hore. ld casardheere.
Erayo la-mid ah
casaanld casaansho.casaan1.C. ah: midab guduud furan ah. 2. Dermo inteeda midabka iyo…casaanboorMidab casaan ah oo caddaan iyo madow ku dhafan yahay.casaansho/dh eeg casow. ld casaan².casabaysashold casabaysad, casabaysi.casabaysoCid casabo ka dhigasho.casaboDad wada dhalasho ka dhexeyso; xigto; ehelo; xigaalo; qaraab…casalMalab.

