Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

carmo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Geed laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo dhala miro kuwa canabka u eg.

Erayo la-mid ah

carmalHaweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; gar…carmaliC. ah: haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhint…carmalowCarmal noqosho.carmi1. Weel carmo marin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin. ld carmee.carminld carmayn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms