Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

carmal

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

Haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhintay; garoob.

Erayo la-mid ah

carmaliC. ah: haweenay la guursaday oo la furay ama ninkii ka dhint…carmalowCarmal noqosho.carmi1. Weel carmo marin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin. ld carmee.carminld carmayn.carmoGeed laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo dhala…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms