Qaamuuska Asalka
cariiqsi
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax la yeeli lahaa, qof darti ama ku xumaynti, u diidid; wax aan sameeyeen oo qof ku xumaynti loo sameeyo. 2. ld cariiqsasho. ld cariiqsasho.
Erayo la-mid ah
cari/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin. …cariiqWax qadiin ah; wax qiimo leh; wax caan.cariiqsashold cariigsad, cariigsasho, cariigsi, cariiqsad.cariiqsoKu c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.cariiri/2 (-iyay, iday/-isay; -iyi) ld ciriiri².cariiryoonaansho/dh ld ciriiryoonaan.cariishHooy ka samaysan dhis iyo dhoobo oo dhinacyadiisu qaab laydi…carinld caris (2).

