Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

cari

FalGoobjoog

Macnaha

/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin. 2. (f.mg) Neef rimman candho keenid.

Erayo la-mid ah

cariiqWax qadiin ah; wax qiimo leh; wax caan.cariiqsashold cariigsad, cariigsasho, cariigsi, cariiqsad.cariiqsi1. Wax la yeeli lahaa, qof darti ama ku xumaynti, u diidid; …cariiqsoKu c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.cariiri/2 (-iyay, iday/-isay; -iyi) ld ciriiri².cariiryoonaansho/dh ld ciriiryoonaan.cariishHooy ka samaysan dhis iyo dhoobo oo dhinacyadiisu qaab laydi…carinld caris (2).
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms