Qaamuuska Asalka
carbuuno
(-ntay, -natay)Falg3
Macnaha
Badeeco carbuun ka bixin.
Erayo la-mid ah
carbarXaaladda neef baahan oo cabbay biyo aad u dhanaan oo maqaarkā¦carbarNeef baahan oo biyo cabbay xalxalid.carbashCayaar turub (firo) haad la dalbaday qofka firaynayaa firadaā¦carbiNafley tababbar gaar ah siin.carbinld carbis (2).carbis1. Xero ciidan oo wax lagu tababbaro. 2. ld carbin.carbisanWax caro haysa ahaansho.carbisnaanld carbisnaansho.

