Qaamuuska Asalka
carbi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Nafley tababbar gaar ah siin.
Erayo la-mid ah
carbarXaaladda neef baahan oo cabbay biyo aad u dhanaan oo maqaark…carbarNeef baahan oo biyo cabbay xalxalid.carbashCayaar turub (firo) haad la dalbaday qofka firaynayaa firada…carbinld carbis (2).carbis1. Xero ciidan oo wax lagu tababbaro. 2. ld carbin.carbisanWax caro haysa ahaansho.carbisnaanld carbisnaansho.carbisnaansho/dh ld carbisnaan.

