Qaamuuska Asalka
calaamo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. (-ooyin, m.l) Tilmaan gaar ah oo wax leeyahay oo waxyaabaha la nooca ah looga garto; astaan. 2. Belo; masiibo. 3. C. ah: curyaan. ld calaamad.
Erayo la-mid ah
calaa-xaalfk. Tacbaan ahaansho (dhaqaale iwm). Tus. “Waa tacbaan c.”.calaacalKa c.: cid dhibaato ku dhacday, erayo beerlaxawsi leh cid ka…calaacalGacanta dadka inteeda hoose ee cad; baabbaco; sacab.calaacal1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo d…calaacalidld calaacal¹, calaancal¹, calaancalid.calaalowCalal ama wax duugoobay noqosho.calaamadaysanWax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.calaamadaysnaanld calaamadsanaan, calaamadsanaansho, calaamaysnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
