Qaamuuska Asalka
calaacal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld calaancal 1. Hadal beerlaxawsi leh oo lagu muujinayo dhibaato dhacday oo taakulayn u baahan. 2. ld calaacalid.
Erayo la-mid ah
calaa-xaalfk. Tacbaan ahaansho (dhaqaale iwm). Tus. “Waa tacbaan c.”.calaacalidld calaacal¹, calaancal¹, calaancalid.calaalowCalal ama wax duugoobay noqosho.calaamadaysanWax la calaamadeeyey ahaansho. ld calaamadsan, calaamaysan.calaamadaysnaanld calaamadsanaan, calaamadsanaansho, calaamaysnaan.calaamadaysnaansho/dh ld calaamadaysnaan.calaamadiWax calaamo u yeelid. ld calamadee, calaamee.calaamadinld calaamadayn, calaamayn.

