Qaamuuska Asalka
caanyee
(-eeyay, -eysay)Falg2
Macnaha
1. Harag caano ku jilcin. 2. Ma daroorsha ka dhigid, agloolid. 3. Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
Erayo la-mid ah
caanC. ah: wax dad badani yaqaan.caanacasoCaano xoolaad ama haween oo aan nafaqo lahayn.caanadLacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban…caanaddiid1. C. ah: waqtiga barwaaqada qofka caanaha dhami kari waayay…caanaddiidWaqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.caanaddiididld caanadiid¹ (1).caanaddiiq/mg1 (-qay, -qday) Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.caanaddiiqDad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanat…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
