Qaamuuska Asalka
caanaddiid
MagacLafdheeri
Macnaha
1. C. ah: waqtiga barwaaqada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen. 2. ld caanadiidid.
Erayo la-mid ah
caanC. ah: wax dad badani yaqaan.caanacasoCaano xoolaad ama haween oo aan nafaqo lahayn.caanadLacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban…caanaddiididld caanadiid¹ (1).caanaddiiqDad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanat…caanaddiiq/mg1 (-qay, -qday) Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.caanaddiiqidld caanaddiiqis.caanaggaleenXididdada caanuhu maraan ee candhada xoolaha.

