Qaamuuska Asalka
caanomaallo-isle'eg
(c.fal.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Eray loo adeegsado labada barood oo ay iska gooyaan tub sannadeedka qorraxda iyo sallaxa gooya dhul-baraha; waa sannadkii marka qorraxdu ay bartamaha maalintii ku dul beegantahay badhaha. Waa marka ay ku jiraan labada cirif, isla markaas waa marka meel kasta oo dunida ka mid ahi ay maalmahooda iyo hebeennadodu isla egyihiin - 12 saacadood mid kasta.
Erayo la-mid ah
caanC. ah: wax dad badani yaqaan.caanacasoCaano xoolaad ama haween oo aan nafaqo lahayn.caanadLacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban…caanaddiid1. C. ah: waqtiga barwaaqada qofka caanaha dhami kari waayay…caanaddiidWaqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.caanaddiididld caanadiid¹ (1).caanaddiiq/mg1 (-qay, -qday) Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.caanaddiiqDad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanat…

