Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caano

MagacLafdheeriw

Macnaha

1. Hoore cad, nafaqo leh, la dhammo oo naasleyda dheddig ee irmaan ibaheeda ka yimaadda. 2. Dhacaan cad, layiig ah oo dhirta qaarkeed ka yimaadda marka la turqo.

Erayo la-mid ah

caanC. ah: wax dad badani yaqaan.caanacasoCaano xoolaad ama haween oo aan nafaqo lahayn.caanadLacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban…caanaddiid1. C. ah: waqtiga barwaaqada qofka caanaha dhami kari waayay…caanaddiidWaqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.caanaddiididld caanadiid¹ (1).caanaddiiq/mg1 (-qay, -qday) Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.caanaddiiqDad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanat…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms