Qaamuuska Asalka
caanammaceeye
MagacLafdheeri
Macnaha
Geed maygaagga u eg oo lagu culo haamaha iyo dhiilaha iwm. ld caanammacays.
Erayo la-mid ah
caanC. ah: wax dad badani yaqaan.caanacasoCaano xoolaad ama haween oo aan nafaqo lahayn.caanadLacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban…caanaddiid1. C. ah: waqtiga barwaaqada qofka caanaha dhami kari waayay…caanaddiidWaqti barwaaqo ah, caano dhami waayid.caanaddiididld caanadiid¹ (1).caanaddiiq/mg1 (-qay, -qday) Dad, caanaha xoolahooda suuq u iib geeyn.caanaddiiqDad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanat…

