Qaamuuska Asalka
caadbixid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld caadbax¹.
Erayo la-mid ah
caad1. Xayaabo daruur ah oo meel sare ka muuqata.caad1. Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysan…caadXuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.caadaqaatannimoCaadaqaate ahaansho.caadaqaate1. Qof samaanyaha qaata. 2. Qof hunguri xun.caadaysashold caadaysad, caadaysi.caadayso/mg3 (-stay, -satay) Wax caado ka dhigasho.caadbax1. Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho. 2. Soo c.: qof daa…

