Qaamuuska Asalka
caadaqaate
(-tayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof samaanyaha qaata. 2. Qof hunguri xun.
Erayo la-mid ah
caad1. Xayaabo daruur ah oo meel sare ka muuqata.caad1. Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysan…caadXuub cad oo isha qaybteeda madow fuula oo aragga yareeya.caadaqaatannimoCaadaqaate ahaansho.caadaysashold caadaysad, caadaysi.caadayso/mg3 (-stay, -satay) Wax caado ka dhigasho.caadbax1. Soo c.: bannaan u soo bixid; muuqasho. 2. Soo c.: qof daa…caadbixidld caadbax¹.

