Erayo la-mid ah
buul1. Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn. 2. Aqal shimbir…buulallo1. (u) Godadka quraanyada. 2. (daaw.) Finan yaryar, badan oo…buulallowDub biyo gelid xanuun awgiis.buulcaws/dh (-syo, m.dh) Hooy yar oo ka samaysan caws iyo qoryo la i…buulleyQayb ka mid ah heerka koritaanka cayayaanka qaarkood.buulleyHeerka saddexaad ee koritaanka meerta nololeedka qaar ka mid…buuloDegaan buulal badan ka dhisanyihiin; tuulo.

