Qaamuuska Asalka
buulo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Degaan buulal badan ka dhisanyihiin; tuulo.
Erayo la-mid ah
buul1. Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn. 2. Aqal shimbir…buulallo1. (u) Godadka quraanyada. 2. (daaw.) Finan yaryar, badan oo…buulallowDub biyo gelid xanuun awgiis.buulcaws/dh (-syo, m.dh) Hooy yar oo ka samaysan caws iyo qoryo la i…buulleyQayb ka mid ah heerka koritaanka cayayaanka qaarkood.buulleyHeerka saddexaad ee koritaanka meerta nololeedka qaar ka mid…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
