Qaamuuska Asalka
buubin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld buubis.
Erayo la-mid ah
buub1. B. ah: rati marka la raro dida. 2. ld buubid.buub1. Rati raran didid. 2. Dayaarad, shimbir iwm duulid.buubaalRati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.buubaalAwr rar la cararid.buubi1. Nafley ceyrin. 2. Wax duulin. 3. Ku b.: wax, wax kale ku …buubidld buub¹ (2)..buubsashold buubsad.buubso1. Wax cayrasasho. 2. Wax hor u durugsasho.

