Qaamuuska Asalka
buubi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Nafley ceyrin. 2. Wax duulin. 3. Ku b.: wax, wax kale ku kor firdhin.
Erayo la-mid ah
buub1. B. ah: rati marka la raro dida. 2. ld buubid.buub1. Rati raran didid. 2. Dayaarad, shimbir iwm duulid.buubaalRati la rarto oo rar diid ah; layli aan weli rar baran.buubaalAwr rar la cararid.buubidld buub¹ (2)..buubinld buubis.buubsashold buubsad.buubso1. Wax cayrasasho. 2. Wax hor u durugsasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
