Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buq

(-qo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Meesha ay biyaha ka soo burqadaan. 2. Ceel biyo badan leh. 3. Hogaha shaxda midka dhexda ku beegan.

Erayo la-mid ah

buqashold buqad, buqid.buqbuqeeCaano, buqbuqo ka dhigid.buqbuqoCaano ciir ah iyo kuwo dhay ah oo la isku daray. ld buqbuqoo…buqoWeel aburan cadaadiska gudihiisa ku jiro oo batay awgeed fur…buqulHaruub yar oo dhallaanka caanaha lagu siiyo; dhoqol.buqulDhiil yar oo caanaha loogu shubo dhallaanka; dhoqol.buquujiCeejin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms